Meydka Sargaal katirsan Ciidanka Ilaalada Villa Somalia oo Caawa Hotel laga helay

Waxaa caawa abaaro Maqribkii Hotelk kuyaala degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir gaar ahaan agagaarka Ceel Gaabta laga helay meydka Sargaal katirsanaa ciidanka ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya. Wararka aan helnay ayaa sheegaya in meydka sargaalkan loogu tagay qolka uu ka degnaa Hotelka kuyaala degmada Xamar Jajab, lamana oga wali waxa sababay geerida Sargaalkan oo magaciisa lagu … Continue reading Meydka Sargaal katirsan Ciidanka Ilaalada Villa Somalia oo Caawa Hotel laga helay